ARIMAHA QOYSASKA

 

Beddel sheekada kalinimada


Kalinimada iyo dareenka go'doominku waxay saameyn ku yeelan karaan qof walba, gaar ahaan xilliyadan aan la hubin. Waxay dareemi kartaa culeys, laakiin waxaa jira xalal.

Haddii aad dareento walwal ama aad la dhibtooneyso inaad la qabsato inta lagu jiro go'doonka waxaa jira siyaabo aad taageero ku heli karto:

Beyond Blue 24/7 Adeegga Taageerada Caafimaadka Maskaxda ee Coronavirus:  1800 512 348 / Adeegga Taakulaynta Caafimaadka Maskaxda ee Coronavirus

Post a Comment

1 Comments